Contact us

admin@hiiraanpost.net
adenhassan@hiiraanpost.net
ali.yare@hiiraanpost.net
yosman@hiiraanpost.net
said@hiiraanpost.net

Somalin Links

HorseedNet
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 
UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times
Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S
Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

 4somaliwomen

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University

Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose
Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE
Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV
SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com
Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye
Xog-Waran

 

Somali webs‎ > ‎

Muqaalka Xaafadaha lagu dagaalamo oo ay caganta ugu jirto al-shabaab

posted 6 Feb 2010 23:53 by admin Hiiraanpost   [ updated 6 Feb 2010 23:59 ]

Goobaha ay gacanta kaga hayaan magaalada Muqdisho kooxo diimeedyada dagaalada hubeysan kala soo horjeeda dowladda Somaliya ayaa noqday goobo lama dagaan ah, iyadoo inta badan wadooyinka goobahaasi ay noqdeen kuwo ay xireen dhir iyo dhagxaan oo ay qaarkood soo dhoobeen kooxahani.

Wariyaha Calanka ee magaalada Muqdisho mar socdaal uu ku marayay fariisimooyinka kooxahan iyo xaafadaha qaar ee koonfurta magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu soo arkay muuqaal ka duwan kii uu horay ugu ogaa, waxaana uu soo warinayaa in dadka shacabka ah ay aad ugu yar yihiin xaafadaha ay gacanka kaga hayaan Muqdisho kooxaha dowladda kasoo hor jeeda iyadoona inta badan waxa dhaq-dhaqaaqaya ay yihiin maleeshiyaadka aagaga ku jira .


Waxa uu sidoo kale soo warinayaa in gawaarida rakaabka ah aysan inta badan gaarin xaafadahan sababo la xiriira cabsi dagaal ku qabsada xaafadahan maadaama ay yihiin xaafado wehel u noqday dagalada la isaga soo horjeedo Muqdisho.

Dadkii daganaa xaafadahan ayaa waxa ay wali baaqi ku yihiin duleedka Muqdisho oo ay horay ugu qexeen, mana la hayo cid amaankooda xaqiijinkarta hadii ay dib ugu soo laaban lahaayeen guryohooda.


Wariyaha ayaa waxaa uu sheegayaa in degmooyinka nolasha caadiga ah laga dareemayo ay yihiin degmooyinka ay gacanta ku hayso dowladda iyo deegaanada loo qaxay ee duleedka Muqdisho.

Inta badan maleeshiyaadkii badnaa ee aagaga dagaalka lagu arki jiray ayaa iminka sii yaraanaya, mana la oa sababta ka dambeysa inkastoo ay iyana hoos u dhac weyn ku yimid dagaaladii caasimada ka dhici jiray.

Si kastaba ha ahaatee caasimada Muqdisho, gaar ahaan goobaha la isku horfadhiyo oo noqday lama dagaan ayaa xaaladoodu maalmahan dambe kacsantay iyadoona laga cabsi qabo dagaalo mar kale ku dhex mara dowladda iyo kooxaha kasoo horjeeda.




by the calanka