Contact us

admin@hiiraanpost.net
adenhassan@hiiraanpost.net
ali.yare@hiiraanpost.net
yosman@hiiraanpost.net
said@hiiraanpost.net

Somalin Links

HorseedNet
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 
UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times
Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S
Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

 4somaliwomen

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University

Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose
Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE
Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV
SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com
Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye
Xog-Waran

 

Somali webs





WARARKA SHABAKADAHA SOOMAALIDA AY QOREEN

Xaalada Somalai iyo WFP

posted 11 Mar 2010 02:04 by admin Hiiraanpost   [ updated 11 Mar 2010 02:08 ]


Ergeyga UN u qaabilsan Somalia waxa uu sheegay in maanta waxa mudnaanta kowaad lihi Somalia aanay ahayn warbixin laga qoro hey'ad, Laakiin ay tahay sidii Golaha Ammaanku kaalin uga qaadan lahaa deganaanshaha Somalia 

QM waxa uu kula taliyey inay dantu ku jirto in wax walba la hubiyo, mar kasta, oo haddana la sii hubiyo, WFP-na waxa uu ku tilmaamay hey'ad leh sharaf oo daacad ah, laguna kalsonaan karo, oo waxtar ah.

KA DHAGEYSO WAREYSIGII BBC SOMALIA                                           (Warbixinta UN oo cod ah)

Overview from wfp webside

Somalia is one of the most dangerous places in the world for humanitarian workers, and an environment within which WFP has to constantly adjust and revise its operations. In early 2010, WFP was forced to suspend the delivery of food assistance in southern Somalia due to growing insecurity and threats and unacceptable demands from armed groups in the region.

WFP hopes that this suspension will be as brief as possible, but requires a change in position from the senior leadership of Al Shabab, who control most of southern Somalia, before any return to work is possible.
 
Although food and livestock production in the southern part of Somalia have improved leading to a reduction in the number of people in need of food assistance, WFP is extremely concerned for the welfare of people in this region we know to be in need of assistance.
 
Ongoing drought and civil unrest in central Somalia has left 70 percent of the population in the region in need of humanitarian assistance. Six consecutive seasons of below-average rainfall have decimated livestock herds and forced many pastoralists to gather in towns and villages in search of assistance.
 
Deepening drought in northern Somalia is also now of particular concern, with nearly 300,000 people in need of assistance.
 
One in six Somali children is acutely malnourished – a total of some 240,000 children – the highest acute malnutrition rates anywhere in the world. In south and central Somalia these rates are even higher, reaching one in every five children.
 

WFP Activities

WFP is currently targeting some 2.5 million people for food assistance across Somalia, although 625,000 of those are in areas where operations are currently suspended. In 2009, WFP reached 3.3 million people in Somalia with food supplies.
 
Last year, WFP doubled its capacity to reach moderately malnourished children and women with nearly 150,000 treated in WFP-supported supplementary feeding programmes. WFP is also piloting the use of specialised ready-to-use supplementary food – at the start of 2010, 18,000 children were receiving Supplementary Plumpy in Mogadishu, Somaliland and Puntland.
 
In the capital, WFP continues to provide 80,000 hot meals each day to mainly women and children through local and international partners.
Naval escorts continue to be necessary for ships carrying WFP food into Somalia, in order to protect against the threat of piracy. More than half a million tons of food have been escorted into Somali ports since the escort system began in late 2007.
 
Despite continuing insecurity in Mogadishu, WFP has continued work on the rehabilitation of Mogadishu port.

Gacansiin Milateri US ee ku aadan dowlada kulmeelgaarka

posted 10 Mar 2010 06:08 by admin Hiiraanpost   [ updated 10 Mar 2010 06:14 ]


General William Ward waxa uu u xogwarramayey guddi ka tirsan golaha Senate-ka

Waxanu warbixintiisa ku sheegay inuu jiro qorshe haatan socda oo ah in gacanta lagu qabto magaalada Muqdishu.

Generaalku faahfaahin kama bixin qorshaha milateri, waxase uu sheegay in Maraykanku uu taagerayo dedaalkaas ah sidii looga saari lahaa kooxaha xagjira degaannada ay haystaan, looguna soo celin lahaa gacanta dawladda. Waxanu intaasi raaciyey in hawgalladani ay wax ka tari doonaan wax-ka-qabashada deganaansho la'aanta Somalia

Dawladda iyo AMISOM

Dawlada KMG ah iyo ciidamada AMISOM, waxay iyaguna beryahani danbe aad u hadal hayeen olole milateri oo kama-dambays ah oo ay damacsan yihiin inay ku qaadaan kooxaha islaamiyiinta ah, gaar ahaana ururrada al-Shaaab iyo Xisbu-Islaam, oo ay kaga saaran magaalada Muqdishu, iyo degaannada kale ee ay haystaanba.

Somalia iyo Maraykanka

Dawladda Maraykanku waxay sanaddii hore kor u qaadday gargaarki ay u fidin jirtey Somalia, waxayna dawladda ku-meel-gaadhka ah siisay hub, si ay iskaga caabbiso kooxaha islaamiyiinta.

Toddobaadkii horena, warbixin lagu soo daabacay jariidadda The New York Times ayaa soo xigatey sarkaal Maraykan ah oo aan la magac-dhebin, hase ahaatee sheegay inay suurtogal tahay in ciidamada hawlgallada milateri ee gaarka ah ee maraykanku ay ka caawin doonaan dawladda Somalia inay ka saarto magaalada Muqdishu ururrada xag-jirka ah.

Diyaarado Sahan

Wararka laga helayo gobollada koonfureed iyo kuwa dhexe, waxay iyaguna bilahani danbe ka hadlayeen diyaarado noocyo kala geddisan ah oo loo malaynayo inay yihiin kuwa sahanka oo soo gala hawada gobolladaas, degaannadaasi oo inta badan gacanta ay ku hayaan ururrada islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeda, dagaalkana kula jira dawladda Somalia.

Faragelin Hore

Ma noqon doonto arrintani markii ugu horaysey ee maraykanku farageliyo Somalia, intii ay jireen dagaallada sokeeye. Waxase dadweynaha Maraykanka weli ku sii dheggan xasuustooda hawlgalladii 1990-yadii ee markii hore ku bilaabmay gurmad degdeg ah oo gargaar lagu gaadhsiinayo dadweynihi ku tabaaloobay abaaraha, laakiin ku danbeeyey in bishii Oktoobar ee 1993 in Maraykanka lagaga dilo Somalia ilaa 18 askari, kuwaas oo qaar ka tirsan meydkoodii la jiidjiidey suuqyada magaalada Muqdishu.



Hogaamiye dableyka x islam oo lagu toogtay bakaara

posted 10 Mar 2010 00:49 by admin Hiiraanpost


Saraakiisha Xisbul Islaam ayaa si cod hoose uga hadlay dil bareer ah oo maanta gudaha Suuqa Bakaaraha loogu geystay mid ka mid ah saraakiishooda ugu cad cad, kaasoo dhalinyaro ku hubeysan Basoolado ay si qorsheysan u dileen.

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir Sheekh Ibraahim Barre ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan xoogan oo ay ku ogaanayaan cida ka dambeysa dilkaas, ha yeeshee ma jirto cid uu si gaar ugu eedeeyay.

Mr Barre ayaa ku eedeeyay in ay ka dambeeyaan dilkaas Kooxo Hubeysan, oo uu sheegay in ay ku soo bateen deegaanada ay maamulaan, waxaana uu tilmaamay in ay wax ka qaban doonaan.

Sidoo kale Maxamed Macalin oo ah Xoghayaha warfaafinta Xisbul Islaam ayaa sheegay in dilkaas uu ahaa mid ay soo maleegeen ragg hubeysan oo aanu carabaabin, laakiin waxaa uu sheegay in ay ka xun yihiin dilkaas.

Waxaa uu sheegay Maxamed Macalin in saacadaha soo socda ay jawaab cad ka soo saari doonaan cida ka dambeysay dilkaas, marka ay aasaan Marxuumka geeriyooday.
 HOGAAMIYADA DABLEYDA XISBUL ISLAM EE LAGU DILAY BAKAARE

Barre Cali Barre waxaa uu ka mid ahaa Saraakiisha Raaskambooni, waxaana uu ahaa mid ka mid ah baalasha Sheekh Xasan Dahir Aweys iyo Axmed Madoobe, ha yeeshee tani ayaa waxay tahay mid Wadaadka dhabar jab ku ah.

Ma jirto ilaa iyo hada cid sheegatay dilkaas, iyadoo ay soconayaan kulamo ay leeyihiin Saraakiisha Xisbul Islaam, kaas oo ay kaga arinsanayaan dilka loo geystay Sarkaalkooda.


by jowhar.com

Mareykanka oo bilaabayo tababarka ciidamada Soomaaliya

posted 9 Mar 2010 01:49 by admin Hiiraanpost   [ updated 9 Mar 2010 01:53 ]


Dawladda mareykanka ilaa iminka, kama qayb galin dadaalka la doonayo in lagu taageero ciidamada Soomaaliya oo ahmiyad weyn u leh xasiloonida dalka somalia oo 20kii sano ee la soo dhaafay aan lahayn dawladda shaqeysa.

Midowga Yurub hawsha tababarka ciidamada Soomaaliya, ee uu wado waa qayb ka mid ah dadaal ballaaran oo caalami ah oo la doonayo in ay cagaheeda isku taagto dawladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.

Sida uu dhigayo qorshaha midowga yurub,ilaa 200 oo tababarayaal milatari oo reer yurub ah ayaa bisha May waxay bilaabayaan tababarida cutub ilaa 2000 askar Somaali ah oo lagu tabababarayo saldhig militrari oo ku yaal Uganda.

Maj gen Sherlock iyo ambassador Anthony Homes oo qaabilsan xafiiska arrimaha rayidka iyo militriga ee taliska ciidanka America ee Africa ayaa sheegay in ay u tageen Brussels, si ay ula kulmaan madax sar sare oo ka tirsan midowga yurub oo ay isula eegaan sida Mareykanku uga qayb qaadan karo tababarka iyo qalabeynta ciidamada Soomaliya.

Maj Gen Richard Sherlock wuxuu sheegay in mareykanku khibrad weyn u leeyahay xagga tababarida ciidamada. khaas ahaan saraakiisha dhexe oo halbowle u ah ciidan kasta.

Twit



Caruurtii Alshabaab oo waalidiintoodii loo celiyey

posted 7 Mar 2010 21:04 by admin Hiiraanpost   [ updated 7 Mar 2010 21:17 ]


Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta si rasmi ah ugu wareejiyay Waalidiintooda ku dhawaad 30- Caaruur ah kuwaas oo Dhawaan ay Ciidamada Boolisku ka qabteen Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho.
 
Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska ee Gobalka Banaadir Axmed Xasan Maalin oo Maanta Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed u aqrinayay Radio Muqdisho   ayaa sheegay in ay Ciidamada Boolisku ay Maalintii Khamiista ee la soo dhaafay ay Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho ka qabeen 34-Rux kuwaas oo 7-kamid ah ay ahaayeen Dad waaweyn, halka 27-ka kalena ahaayeen Caruur aad u da’ yar islamarkaasna saarnaa Gaari nuuciisu yahay Deyno oo kusii jeeday Suuqa weyn ee Bakaaraha.
 
Waxa uu  Taliyaha Qeybta Guud  ee booliska  intaasi ku daray in Caruurtaasi la soo siiyay Tababar Muddo 3-bilood ah,  islamarkaasna ay maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ay doonayeen inay ka qeyb galiyaan Dagaallada aan xaqa aheyn ee ay kala soo horjeedaan Dowladda Soomaaliya.
 
Axmed Xasan Maalin Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa shaaciyay inay galabta gelinkii dambe ku warejiyeen Waalidiintooda Caruurtaasi ay gacanta ku hayeen Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, mar uu taliyuhu la dardaarmayay waalidiinta ayuu sheegay in loo baahan yahay inay ogaadaan xaaladda ay ku sugan yihiin Caruurtooda.
 
Sidoo kale Qaar kamid ah waalidiinta Caruurtaasi ayaa soo dhaweeyay helitaanka  Caruurtooda maadaama ay ka maqnaayeen Muddo, iyagoo sheegay in Caruurtaasi ay ka yimaadeen Deegaanka Carbiska ee Gobalka Shabeelada Hoose.
 
Caruurtaan ayaa dhiganaysay  Dugsi Qur’aan, waxa ayna Waalidiintu xuseen inaysan wax war ah ka haynin halka ay ku maqnaayeen Caruurtooda, balse ay marki dambe ka war heleen in Caruurtaasi ay ku jiraan Gacanta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
 
Ma ahan Markii ugu horeysay oo ay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Caruur aad u da’ yar oo ay qaldeen Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ku wareejiyaan gacanta waalidiintooda, waxaana maalimihii la soo dhaafay socday Howlaha ay Maleeshiyaadka ka soo horjeeda Dowladda ku qafaalanayaan Caruurta aan waxba garan Karin, oo ay ku qaldayaan Magac Diimeed.

.






US 'may back Somali offensive' Aljazeera

posted 6 Mar 2010 12:52 by admin Hiiraanpost


Al-Shabab, said to have links to al-Qaeda, dominates much of southern and central Somalia [EPA]
US special operations forces could help the Somali government with an offensive to dislodge al-Shabab fighters from the capital, Mogadishu, a US newspaper report says.

Citing an unnamed US official on Saturday, the New York Timeswebsite said the offensive could begin in a few weeks.

Washington believes al-Shabab has links to al-Qaeda, which has expanded its influence in Yemen across the Red Sea.

"What you are likely to see is air strikes and Special Ops moving in, hitting and getting out," the official is quoted as saying.

American advisers have helped supervise the training of the Somali forces to be deployed in the offensive, the paper said.

Washington has provided covert training to Somali intelligence officers, logistical support to peacekeepers, fuel for the manoevures, intelligence on fighters' positions and money for bullets and guns, the report said.

US officials said it was part of a continuing programme to "build the capacity" of the Somali military, and that there has been no increase in military aid for the coming operations.

Humanitarian aid

The New York Times report also says that Washington is using its clout as the biggest supplier of humanitarian aid to Somalia to encourage private aid agencies to move quickly into "newly liberated areas" to help civilians in an effort to make the government more popular.


"We will look to contribute to the international effort to support Somalia's transitional government," he said.The revelations follow a statement by a senior US military official that the US was considering joining a European Union effort to train a new army for Somalia's weak UN-recognised government.
 
Major-General Richard Sherlock, head of plans for the US Africa Command, said on Thursday there was considerable scope for co-operation with the EU training programme.

The EU mission is part of a wider international effort to help stabilise the country.

Under the EU plan, about 200 European military instructors will start training a unit of up to 2,000 Somali troops in May at a military base in Uganda.

Al-Shabab's clout
 
Somali officials have, in recent weeks, hinted that government soldiers, backed by the African Union forces, will soon attempt to wrest back control of al-Shabab-held areas of Mogadishu.

Al-Shabab controls much of Somalia and operates openly in Mogadishu, confining the forces of the government and African Union peacekeepers to a few blocks within the city.

The group wants to topple the government and impose its own strict version of sharia, Islamic law.

US military intervention in Somalia in the early 1990s, commanding a major international relief operation ended in disaster when the UN force became drawn into fighting with local commanders.
 
During the so-called Battle of Mogadishu in October 1993, a total of 18 US soldiers were killed in one day.


Baaqii ka soo baxay Isimada Puntland ee ku aadanaa dagaalkii BaladWeyn

posted 4 Mar 2010 07:06 by admin Hiiraanpost   [ updated 4 Mar 2010 07:15 ]


Jan 26 2010 ayey soo saareen Isimada Punland canbaareyn iyo dalab buuxo oo ku aadan sidii loo jojin lahaa dagaalada ka socodo Hiiraan khaasatan caasida gobalka ee BaladWeyn.
Isimada ayaa si buuxdo u canbaareeyey dagaalka ka socodo Hiiraan.
 By Hiiraan Post and puntlandi.com


xaaladaha uu ku sugan yahay ururka Xisbul Islam

posted 4 Mar 2010 03:53 by admin Hiiraanpost   [ updated 4 Mar 2010 06:54 ]


Xoghayaha gaashaandhiga Xisbul Aweys ninka lagu magacaabo Muuse Cabdi Caraale ayaa markii ugu horeeysay si rasmiya shaaca uga qaaday sababahii kalifay inuu Somalia ka baxsado isagoo ka mida Xisbi hubeeysan,kana qeyb qaatay dagaalo lagu hoobtay.


Mr Muuse Caraale oo xaqiijiyay inuu jooga dalka Sudan wuxuu u hadlay si geesinimo iyo run ka buuxdo,wuxuuna faahfaahiyay sababahii kalifay baxsadkiisa uu ku joogo Sudan.


" Marka hore waxaan salaan hawada u marinayaa shacabka Soomaaliyeed ee igu yaqiinay inaan qori sitay,una sheegi jiray inaan Diin Islaam ku dagaalamayo,marka labaad waxaa laga yaabaa in dad badan ila yaabaan hadii aan si runa uga hadlo sababahii igu kalifay inaan tahriib uga soo baxo dalkeyga hooyo,soona maro dhul aanan weligeey dhaayo ka qaadin,weliba anigoo ah shaqsi caadiya"ayuu yiri Muuse Caraale.




Xoghayaha gaashaandhiga ee aan weli xilka laga qaadin wuxuu intaas kadib galay inuu ka sheekeeyo arrimo badan.

"Laba arrimood ayaa ugu xoog badan sababahii aan dalka uga soo cararay,tan koowaad ee khilaafka aniga iyo wiilasha u shaqeeya Al Qaeda iyo Sirdoonka Mareykanka waxay tahay mid ka biloowday Saraakiishii faransiiska ee lagala baxay Hotel Sahafi,waxaa dhacday inaan ka biyo diiday Sarkaalkii ay kaxeeysteen,waxaa dhacday in jidka la ii galay,oo la doonayay in rag ku qabiila Xasan Dahir i dilaan,markii aan ka badbaaday ayaan is qabanay Xasan Dahir Aweys ,arrinkaas wuxuu ku dhamaaday si sharafleh,oo ku saleeysan dhaqanka Somalida,dhacdadaasna waxay kaliftay inuu Sodogeey noqdo Xasan Dahir oo hada gabadhiisa ayaan qabaa sida aad idinkuba hore u qorteen" ayuu yiri Muuse Caraale oo aan hadalka intaas uga harin.

" Fuaad Shongole ayaan xaqiijiyay inuu la shaqeeyo Sirdoonka Mareykanka,cadeeymo badan ayaan ka hayaa sida uu ula shaqeeyo,maahi nin iska dhahay ama iska eedeeyay,waxaan arrinkaas telefoon ugala hadlay nin aan walaalo nahay,kana tirsan iyaga codkeyga ayuu duubay kadibna halkaas waxaa ka biloowday khilaafkii labaad"ayuu yiri Muuse Caraale.

Muuse Caraale oo hadalkiisa koobayay wuxuu tibaaxay in shir ay yeesheen Khawaarijta Al Shabaab ee Ahmed Godane u madaxda yahay ay ku go'aamiyeen in laga taqaluso rag uu isaga ka mid yahay kana tirsan Xisbul Islaam.

" Aniga waxaan go'aansaday inaan sii daayo Sarkaalkii faransiiska anigoon la tashan cid ka mida Khawaarijta Al-Shabaab kuwa aad u taqaanaan anigisu aan u aqaan gangs,Mooryaanta qarniga,kadibna dagaal iyo is gaad gaad qarsoon ayaa noo biloowday,waxay bilaabeen inay dilaan Saraakiisha Xisbiga,markii aan dagaal inaan la galo go,aansadayna waxaa iga diiday Xasan Dahir,waxay weerar ku qaadeen Axmed Madoobe markii aan damcay inaan gurmad u dirana waxaa diiday Xasan Dahir iyo Xasan Turki,waxaan xaqiiqsaday in wiilasha maafiyada xaaraan ku heystaan dalka iyo dadka kadibna waxaa telefoon igula soo hadlay Afhayeenkooda oo aan isku reer hoose nahay,wuxuu igu dhahay Cali dheere,dalka iskaga bax,oo halkaas ku bax,waan kaa celin waayay Fuaad Shongole" ayuu hadalkiisa ku darsaday Mr Caraale.oo qosol iyo isku kalsoonaan laga dareemayay.





Caraale oo aan wax ka weeydiinay cabsida uu ka qabo in loo xiro argagixisinimo,fulin dil iyo afduub dad ajnabiya sida Saraakiishii faransiiska iyo safarkiisa halka uu maray wuxuu ku jawaabay.

"Anigu dimbi waan galay,waxaana ka galay dadkeeyga Soomaaliyeed,ajnabi dimbi kama gelin,waxa leygu heysto waa sii deyntii Sarkaalkii faransiiska,hada waxaan ka codsanayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed inay i cafiyaan,waxaana dadka aan ka dhashay ee Hawiye leeyahay nin iga dambeeya oo Xamar ku nabadgelaa una dhashay Hawiye ma jiro ,Xasan Dahir walaa Shariif,waxaan dhihi karaa waxay dalka u gacan gelinayaan cadaw,waxayna ku dhiman doonaan ama ka soo bixi doonaan iyagoo ildaran,hadii uusan caqliga talin,waxna ka bedelin siyaasadooda,waxaase laga yaabaa in qaarkiin niyada iska dhahdaan isagoo qabiil weyn ka dhashay sidee isaga celin waayay Fuaad Shongole"


Caraale mar wax laga waydiiyay wararka sheegaya inuu dhacay lacag Xisbigu lahaa,wuxuu ku jawaabay "Xisbiga hada waxaa looga kala tegay sodogeey,ma sodogeey ayaan dhacay,taas waa maya,warkiina dhaca aad ka dhigteen waxbaa ka qaldan laakiin taariikh ahaan waxaan ka dhashay reer la wada yaqaan oo xoolo leh,aniguna dagaalkaan ka hor waxaan ahaa ganacsade weyn oo xoolo heysta"

Mr Muuse Caraale Wuxuu codsaday in Waagacusub.com ka baaqsado warar uu ku sifeeyay barabagaan iyo toosh ku ifin shaqsiyadeed,wuxuuna dhinaca kale xusay inuu yahay nin saxaafadda la saaxiiba oo weligii dil iyo hanjabaad u geysan.

Waxaan ku celinay inuu sharaxo safarkiisii baxsadka,wuxuu yiri"Socdaalkeeyga idinkaa hore u sheegteen oo intaanan Khartoum imaan anigoo jooga Jubba ayey walaalaheey i weeydiiyeen sida lagu ogaaday,marka war la qabay xiiso maleh"


Waxaan waydiinay sida ay la tahay siyaasadda Mustaqbalka ee Sodigii Xasan Dahir Aweys,wuxuu yiri "Inta aan ogahay hada waxaa jira buuq ku saleeysan Afhayeenka Xisbiga oo ay Al-Shabaab dhaheen nagu soo wareejiya,Sheekh Xasan Dahir wuu diiday,wuxuu isaga ii sheegay inuusan dalka dhinic uga baxeeyn oo geeri iyo nolol midii uu wajaho ku faraxsan yahay,waa laga yaabaa inuu Al-Shabaab ku biiro laakiin Ciidanku waxaan filayaa inay dhinaca Ahlusunna u geli doonaan"

Waxaan waydiinay inuu ka warqabo wadahadalo u socda Xasan Dahir iyo Madaxda Dowladda Federalka,wuxuu yiri " Maya Maya ma ogi taas,.waxaan ogahay in Xasan Dahir yahay hogaamiye mayal adag,anigu ilama ahan inuu dowladda Shariifka u geli doono"

Xoghayaha mar aan weeydiinay hada wuxuu damacsan yahay iyo halka uu ku socdo,wuxuu yiri "Waxaan damacsanahay inaan wax barto,kuna noolaado dal nabada hadii rabi ii qadiro"

Halka uu wax ka baran rabo iyo waxa uu baran doono labadaba wuu ka gaabsaday.

Waxaan weeydiinay in xilka laga qaaday iyo inkale,wuxuu ku jawaabay " anigaa iska qaaday xilka maxaa yeelay waxaan dadkeyga u laayay qalad,waxaan hada rumeeysnahay in dagaalada ka socda Somalia ama Xisbigeena ama kan Al Shabaab aysan diin Islaam shaqo ku laheyn,waxa loo dagaalamaya waa xukun iyo qabiil,waxaanan ka cabsaneyn inaan iraahdo maskax shisheeye ayaan ku dagaal galnay,anaga Eretria ayaan hub ka heli jirnay,waxaa la saaray cuna qabateyn,kooxda gobolada dhexe ee Suufiyada laftooda waxaa ka buuxa Mooryaantii waaweeyneed oo markii ay waayeen meel ay ku noolaadeen danta ku qasabtay inay culumada talada u dhiibtaan,waxay hub ka helaan Ethiopia,xagaan dowladda Shariifkana waxay ila tahay inaysan dal iyo dad rabin,anigu ma lahi waa gaalo iyo waa gaalo raac hasse yeeshee ilaahbaa laga baqaaye,waa qandaraaslayaal dalka doonaya inay gumeeysi geliyaan"

Markaad naftaada ku aamineysay tahriib iyo dhul halis badan miyaadan ka baqan in gudaha Somalia ay kugu qaban kareen Al-Shabaab xitaa xadka Kenya iyo Somalia ayaan waydiinay,wuxuuna ka yiri"Socdaalkeyga mudo ayaan ka shaqeeynayay,waxaana waaya aragnimo ka helnay dagaalada iyo la joogista gangska la baxay Al Shabaab,xitaa markii aan gudaha joogay,anigoo dagaalka wado,ayeysan aqoon dariiqa aan ku safro"

Waxaan waydiinay maxaad iskugu dhiibi weyday Ahlusunna sidii uu yeelay Gudoomiyahii hore ee Hiiraan Mr Macoow,wuxuu arrinkaas ku sifeeyay mid aan sina ku suurtageleeyn.


"Hadii aan Ahlusuna isu dhiibo runtii iyaga ima aysan dileen inkastoo ay cadaawad xoogan ii qabaan hadana soow qori inaan qaato ma qasabteen,hadii aan qori qaatana soow aniga iyo sodogeey iskuma ridneen xabada,taasi xal uma arko,waxaan ugu dambeyn dhihi karaa QOFKA DIMBI WUU GALAA,GEFNA WUU KA DHACAA LAAKIIN ILAAHEEY WUXUU UGU JECEL YAHAY ADOOMADIISA KAN KA LAABTA,EE KA QOOMAMEEYO,ANIGANA WAAN KA QOOMAMEEYNAYAAN WIXII AAN FALAY OO DHAN"

Caraale marka hadalkiisa la dhuuxo wuxuu noqonayaa nin wax walba runta ka sheegay,oo garwaaqsaday inuu qalad ka galay dalka,dadka iyo diinta,taasina waa mid uu garwaaqsan karo qofkii xumaan ka tirsaday ama uu wiil iyo waalid ka dilay maxaa yeelay dalka waxa ka socda ayaa lagu tilmaami karaa masiibo iyo mucjiso taariikhiya.

03 March 2010 Waagacusub Media



O1 March 2010 - UNTV - WFP: Somalia

posted 4 Mar 2010 03:21 by admin Hiiraanpost   [ updated 4 Mar 2010 03:24 ]


O1 March 2010 - UNTV - WFP: Somalia - Somali insurgents announced on Sunday that the World Food Programme (WFP) will be barred from continuing its food distribution effort in the..





Mooshin ka dhan RW Cumar Cabdi Rashiid

posted 2 Mar 2010 08:49 by admin Hiiraanpost


Khilaaf aan qarsoonayn ayaa soo kala dhaxgalay Xafiiska RW Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake iyo Gudoonka Baarlamanka kaas oo ku salaysan Awoodda uu R/wasaare Cumar Cabdi Rashiid u leeyahay in uu wax Hogaamiyo.

magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi waxaa ka socda Dadaallo xoogan oo ladoonayo in xilka looga tuuro Cumar Cabdi Rashiid oo lagu kicinayo Xildhibaanada Baarlamanka ee ku caan baxay in ay kala daadiyaan hay’adaha dowladda.

Ilo Wareedyo Muhiim ah oo ay heshay RBC Radio ayaa xaqiijinaya in ismari waay dhank siyaasadda ah uu ka dhexeeyo Sheekh Aadan Madoobe iyo Cumar Cabdi Rashiid oo dhawaan sanad jirsaday xiligii uu kursiga hayay.

Aadan Madoobe iyo taageerayaashiisa ayaa doonaya in Mooshin laga geeyo Xukuumadda Cumar Cabdi Rashiid oo lagu eedaynayo in uu waqtigu ka idlaaday iyo aysan waxba qaban xiligii ay jirtay xukuumadda, Xildhibaan Cumar Islow oo katirsan Mudanayaasha u Ol Olaynaya Cumar Cabdi Rashiid ayaa sheegay in Xildhibaano diidan horumarka dowlada ay diyaarsadeen Mooshin ka dhan ah RW balse ay ka hortegi doonan.

Madaxweynaha Dowlada KMG Somalia shariif Sheekh Axmed ayaa dhawaan Awood u adeegsaday baajinta kulan fatqalada ah oo ay Xildhibaano dhan 80 ku furi rabeen Cumar Cabdi Rashiid oo xiligaasi safar dibadda ah ku maqnaa.

Siyaasigan Curdunka ku ah xarig jiidka siyaasadda ayaan la ogayn sida uu ka yeeli doono weerarkan qorshaysan ee lagu yahay xilkiisa waxaase garab taagan Xildhibaano ruug cadayaal ah oo yaqaan qaabka loola dhaqmo xarig Jiidka nuucaan oo kale ah sida C/rashiid Xidig iyo Cirro.

Ilaa iyo 120 Xildhibaan ayaa la sheegayaa in ay saxiixeen Mooshin ka dhan ah RW Cumar Rashiid waxaana lasugayaa waqtiga uu furmayo kal fadhiga Baarlamanka, gudoomiyaha baarlamanka ayaa isna wajahaya xaalad adag oo waxaa jira Mooshin ka dhan ah xilkiisa oo ay diyaarinayaan Xildhibaano taageersan R/wasaaraha.

Xildhibaanada Mucaaradsan Gudoomiyaha Baarlamanka waxay ku Eedaynayaan in xilkiisa uu dhacay oo loo baahanyahay in uu iskusoo taago doorashada gudoomiyaha Baarlamanka, madaxweyne Shariif ayaa lajira Aadan Madoobe oo ah siyaasi aan qoon baan lahayn taas oo fursad siinaysa Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Shariifka oo iska darsada dhaqaalaha dowladda,maalmaha soo socda ayaa lafilayaa in Xildhibaanadu ay wada gudbiyaan Mooshino iskasoo horjeedo balse lama oga sida ay madaxda dowladu ka yeeli doonaan.

Ramadaan Sheekh Mohamed RBC Radio Muqdisho


‹ Prev    1-10 of 138    Next ›