Contact us

admin@hiiraanpost.net
adenhassan@hiiraanpost.net
ali.yare@hiiraanpost.net
yosman@hiiraanpost.net
said@hiiraanpost.net

Somalin Links

HorseedNet
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 
UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times
Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S
Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

 4somaliwomen

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University

Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose
Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE
Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV
SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com
Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye
Xog-Waran

 

NEWS‎ > ‎

Shacabka Hiiraan oo cuna qabateyn ku soo rogay Kooxda Shabab

posted 30 Jan 2010 23:21 by admin Hiiraanpost


Shacabka gobolka Hiiraan ayaa muujiyey karti dheeri ah kedib markey diideen in ay dib u furaan ganacsiga magaalada inta ay Shabab joogto magalada Belet weyne.Arinta ugu xiisaha badan ayaa ah in ciidanka Shabab ay waayaan cid ka iibisa cuntada ay u baahan yahiin madama magaalada oo dhan ay xiran yahiin ganacsigeeda oo ay dadku la aadeen meelo cayiman oo magaalada ka baxsan.
 
Shabab ayaa qaadan waayey in ilaa iyo xadkaas ay shacabka gobolka Hiiraan ka soo horjeedaan halka waqtiyo hore marka ay magaalada qabsadaan shacabku joogi jiray.dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalada Belet weyne waxaa lagu bartilmaameedsaday wiil dhalinyaro ahaa oo beesha Xawaadle ka soo jeeda waxaana ilaah ka sokow wiilkaas qoorta ka jaray ururka Shabab oo markii ay dilayeen ka duubanayey Film si ay Al-Qaacida dhaqaalo uga helaan.Ninkii qorta laga jaray xiligaas la dilay xaaskiisa oo markaas umul aheyd ayaa lagu hor dilay waxeyna Shabab weydiisay waxa hadiiba ninkeeda la dilayo looga duubanayo filmka, laakin Shabab ayaan dheg u dhigin su,aalaha xaqa ah ee gebeshaas Somaliyeed ka yimid.
 
Laakin Shacabka ayaa arintaas ka dhiidhiyey oo cuna qabateyn saaray magaaladiine waa loo firaaqeeyey ilaa ay idaacadaha ka calaacalaan.Ninka maanta idaacda BBCda ka hadlayey waxuu adeer u ahaa gebedha ninkeedu Shabab dileen isaguna waxuu hore uga tirsanaa ururkii Xizbul Islaam Hiran ee bur buray laakinse Mogdisho oo kaliya hada ku soo aruuray.Maxamed Weheliye ayaa waxuu beeninayaa oo uu waliba qeyrul masuul ka dhigayaa rag ay isku fikir yahiin oo sheegtay maalmo dheyd dilka ninkaas dhalinyarada ah.
 
Su,aasha ugu danbeysa ayaa ah xiliyadii hore idaacadaha ayaa dadka la xasuuqo laga sheegan jiray maxaa hada isbedelay?
 
Waxaa so diyaariyey Cilmi Khalif