Contact us

admin@hiiraanpost.net
adenhassan@hiiraanpost.net
ali.yare@hiiraanpost.net
yosman@hiiraanpost.net
said@hiiraanpost.net

Somalin Links

HorseedNet
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 
UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times
Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S
Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

 4somaliwomen

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University

Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose
Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE
Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV
SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com
Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye
Xog-Waran

 

NEWS‎ > ‎

Hasan Daahir Aweeys oo dowlada ka caawinayo macluumaad

posted 5 Feb 2010 23:37 by admin Hiiraanpost

Tan iyo waxii ka danbeeyey ka bxintaankii uu ka baxay ururka Xizbul Islaam Shiikh Hasan Turki iyo ciidamadii daacada u ahaa ee Kaambooni ayaa waxaa hal mar bur bur ku yimid ururkii Xizbul Islaam. Arintu hada ma taagno Xizbul Islaam ma jiraa iyo waa jiraa, laakin waxey mareysaa qaabkee loo bad baadiyaa gudoomiyahii Xizbiga Hasan Daahir Aweys.
 
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegayo in Hasan Daahir uu 24kii saac ee ina dhaaftay sir culus siiyey rag dowlada ka mid ah. Inkasta oon sir taas la sheegin ayaa dadka u guurgala siyaasada Somaliya ay sheegeen in uu dowlada ka saacidayo meelaha ay Shabab saldhigyada ugu waaweyn ku leetahay si dowladu ugu sahlanaato dagaalka ay ururka Shabab la galeyso.Arintaan ayaa timid kedib markii ay guud ahaan ciidankii ururka Xizbul Islaam ee gobolka Hiiraan ay sheegeen iney ururkaas ka baxeen, iyagoo si hoose ugu sheegay qaar ka mid ah odoyasha gobolka Hiran,inkasta oon walito idaacadaha loo soo ban dhigin arintaas oo lala sugayo dagaalka Mogdisho.
 
Dowalada Shiikh Sharif waxaa iyadana lagu qaldi doonaa ciidamo beeleed hore ugu tirsanaa ururka Xizbul Islaam oo hada lagu aruurinayo meelo magaalada Mogdisho ka mid ah iney xarumo ay ka mid yahiin Wasaarada gaashaandhiga,Suuqa Bakaaraha iyo Xafada Xamar Bile iyadoon dagaal ka dhacin dhahaan dowalda ayaa qabsatay arintuna waxey uun ahaan doontaa jug jug meeshaada joog oo maalinba Shaati bedelid ayaa lagu jiri doonaa.
 
Hasan Daahir oo waayo aragnimo badan u leh arimaha Somaliya ayaa laga yaabaa inuu dhaawac weyn u geysto ururka Shabab oo ah urur ay dhalinyaro hogaamiyaan, sida uu walaalaheen Shabab idaacadaha uga leeyahayne hal mar iska xaadiriyo xaruntii ay aadi jireen ragii isaga ka horeeyey Villa Somaliya. Laakin waxaa adag siduu Shabab uga bad baado madama ay meelkasta ka joogaan.Hasan Daahir ayaa hada yareeyey telefonadii uu ku hadli jiray una bedelay fariin afka ah taas oo ay adag tahay si dhaqdhaqaaqiisa loola socdo.
 
Ururka Shabab ma ahan urur laga jecel yahay dalka Somaliya madama ay astaamahii lagu yaqiiney umada Somaliyeed gubayaan sidaCalanka Somaliya.Laakin waa guul u soo hoyatay umada Somaliyeed inuu bur buro Xizbul Islaam. Waayo dadku waxey ku wareereen ururo magacyo diiniya wato hadane aan iyagu is rabin marka intey 4 urur diimeed ahaan lahaayeen waxaa la qaatay hal urur oo dowlada si toos ah ula dagaalo.
 
Bur burka ururka Xizbul Islaam ayaa yimid kedib markii qaab aan qabiil ka marneyn lagu bartilmaameedsaday shacab badan oo reer Hiiraan ah, Laakin maxaa ka danbeeyey?  in hogaankii Xizbul Islaam yiraahdo "Waxaa leyga bililiqeystay Hasan Turki" Taas oo ah wax ku cusub siyaasada Somalia, ahna hadalo qof weyn oo ahlu diin ah afkisa  aan manaba laga sugeyn.
 What a piece of history.Walee shacabka Somaliyeed hadeyba taariikh iney xasuutaanba noqoto midaani waa lama iloowaan.Shaqsi kasta oo ka hor yimaado danta umada Somaliyeed ama dhibaato uu sabab u yahay ay dumar iyo caruur Somaliyeed dhibaato ku ka soo gaarto ama ay naftooda ku waayaan sidan iyo si ka xun ayaa u danbeyn.
 
Laakin Somalidu  marka ay fashilmaan ma jiraa aqli ay is bedel ku sameeyn karaan?
 
Waxaa soo diyaariyey Cilmi KHalif