Contact us

admin@hiiraanpost.net
adenhassan@hiiraanpost.net
ali.yare@hiiraanpost.net
yosman@hiiraanpost.net
said@hiiraanpost.net

Somalin Links

HorseedNet
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 
UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times
Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S
Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

 4somaliwomen

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University

Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose
Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE
Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV
SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com
Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye
Xog-Waran

 

NEWS‎ > ‎

DegDeg: Itoobiya oo Hiiraan soo gashay,Dagaal kasoo socdo Konfurta Soomaaliya

posted 7 Feb 2010 01:32 by admin Hiiraanpost   [ updated 8 Feb 2010 09:01 ]

Gobadala Soomaaliya ayey ka jiraan  dhaq dhaqaaqyo ciidan oo balaaran dowlada ku jilbo xiran Mogadishu ayaa dhowr maroo hore ku han jabtay in ay wax ka qaban doonta ururada Islaamiyiinka ee ka soo  horjeedo.

Hiiraan ayaa aheyd meeshii ugu dambeysay ee lagula diriyay Al-shabaab, dagaalada ayaa ahaa ku aad u weyn oo socday isbuucyo iyadoo dowlada ay awoodi waysay in ay gacan ka dhiibato Hiiraan, macada ilaa haatan awood ay u yeelan karto dowlada burburinta xuugaga Al-shabaab.
Dagaaladaa iyo diyaar garawga ka soo yeeray dowlada sidoo kale gadaaladii Hiiraan iyo imaantinta itoobiya ayaa dhaliyey cabsi weyn iyo qax.
Mogdisho oo ah meeshu ugu weyn ee ay al-shabaab gacanka ku hayso ayey ka bilaabatay qax balaaran, sida xaafadaha Kaaraan,Huruwaa,Dayniile iyo xaafado daban oo dad yar ku soo laabteen.

Bay iyo Bakool ayaa sidoo kale ka jiraa dhaqdhaqaaq ciidan oo balaaran kasoo ay wadaan ciidamadii maamulkii hore ee baydhabo iyo maleeshiyaad beeleedka halkaa dega.
Ciidamada Itoobiya ayaa soo galay gudaha soomaaliya Hiiraan oo ay ka dageen sariiraale iyo bay iyo Bakool

Soomaaliya ayaa geli doonto dagaalo balaaran waqti dhaw, dagaaladaa ayaa leh wejiyo kala duwan.
Mogadishu waxuu u dhaxeeyaan Al-shabaab iyo Dowlada, Hiiraan sidoo kale Maleesho beeleed iyo ahlusuna wal jamaaca oo dhinaca ah sidoo kale dowlada oo aan ka marneyn.
Bay iyo bakool oo u dhaxeeyo al-shabaab iyo ciidan taageersan dowlada.

Lama garan ka ro wax ay ka badeli doonaan xaalada Soomaaliya dagaalada la filaayo iney ka dhacaan.
Soomaaliya ayey dagaalo badan horay ugu soo dhaceen ilaa haatan wax natiijo ah oo wax ku ool ah oo kasoo baxay majiraan..

Hiiraan Post