|
Bare Cali Bare ayaa ka badbaaday qarax lagu weeraray gudaha magaalada Mugadushi, Bare Cali Bare oo ay cabsi ka muuqato ayaa arintaa xaqiijiyey.
heshiiskii Baydhabo ka dib ayuu Hassan daahir awees oo ah hogaamyiaha X-islam sheegay in alshabaab ay ku wado boob balamihiin ka wada baxaday.
Bare Cali Bare ayaa ka tirsanaa gaashaan buurtii ururada islaamiyiinta.isagaa ahaa garabka raaskanboono.
Cabsida ah in X-islam laga saaro tartanka jiro ayaa weyn, iyadoo Al-shabaab aysan maanta tarar u helin iney dagaal taas ah lagashu x-islam oo inta badan dagaalada lagalo sidii Hiiraan.
Dhawaan ayey saraakiisha Al-shabaab si cadaan u sheegeen in dilalka loo geesto waxgaradka Soomaaliyeed oo ay gacan weyn kulahayeen X-islam.
Hiiraan Post
|
|
