Al-shabaab oo ay ku adkaatay iney helaan nabdoonadii Hiiraan
posted 24 Jan 2010 02:56 by admin Hiiraanpost
Ururka islaamiga ee qabsaday caasidama Hiiraan ee Al-shabaab ayey ku ad kaatay iney helaan nabdoonadii ama waxgaradkii Hiiraa.
Al-shabaab ayaa raadin ugu jirto sidii ay suuro gal u nqon laheyd in magaalada loo helo xal dgexdhexaad ah ka dib markii ay u muuqato in dagaalka Hiiraan ysan ku gacan sarey karin.