Contact us

admin@hiiraanpost.net
adenhassan@hiiraanpost.net
ali.yare@hiiraanpost.net
yosman@hiiraanpost.net
said@hiiraanpost.net

Somalin Links

HorseedNet
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 
UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times
Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S
Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

 4somaliwomen

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University

Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose
Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE
Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV
SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com
Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye
Xog-Waran

 

NEWS


Soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaalia UK

posted by admin Hiiraanpost   [ updated ]




PART 1


PART 2

Dagaalkii Mogadishu oo sii socdo

posted 11 Mar 2010 01:27 by admin Hiiraanpost


Dagaalka ayaa ka socday shalay in maanta degmooyinka Shibis iyo C/casiis sidoo kale duqeymo culus loo geystay xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Sahcabka dhibaatada ugu weyn waxey ka soo gaareysay madaafiida Amisom iyo dowlada, waxaa la sheegay shan qofood in ay hameel oo xaafda jungal ku wada dhinteen.
sidoo kale gaari BL ah oo ay dad saarnaayeen ayuu madfax ku babsaday, waxaa halkaa ku ruux waayey in lagu qiyaasay 7 qof dhawaaca soo gaaray dadka ka dhawaa meeshaa ayaan yareyn,shacabka ayaa sii kale ku wax yeeloobay xaafado madan oo mogadishu ka tirsan.

Amisom ayaa dagaalka usoo gashay ka dib markii Alshabaab ay la wareegeen fariisimo ay ciidanka dowlada ku lahaayeen waqooyiga moagadishu.

Dagaalkan ayaa lagu qiyaasaa inuu yahay mid la doonayey in lagu istaajiyo diyaargarowga dowlada ay wado.


Hiiraan Post
Ceelasha biyaha Mogadishu.

Dagaalkii Mogadishu oo ay soo galeen Amisom

posted 10 Mar 2010 07:10 by admin Hiiraanpost


Dagaalkii saakay ka bilowday weerkii ay Alshabaab qaaday ayaa ilaa haatan ka socdo gudaha caasimad Soomaaliya Mogadishu,
Albada dhinac ayaa sheeganayo in guulo ay ka gaareen dagaalka, Alshabaab ayaa sheegay in ay la wareegeen fariisimo cusub oo bilihii lasoo dhaafay gacanka ugu jiray dowlada ku meel gaarka ah.

Ciidamada Midowga Afrika ee loo yaqaano AMISOM ayaa dagaal soo galay. Wararka aan ka helnay Mogadishu ayaa sheegay in Alshabaab ay la wareegeen fariiso cusub.

Saacadahan ayey taangiyada ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa ka qeyb galaya dagaalka, Al-shabaab ayaa la wareegay Hotel Galobal.

Mogadisho ayaa ah goob dagaal rasaasta iyo madaafiicad ayaa magaalada oo dhan saameysay.

Dagaalka ayaa la filaa in uu ka dhashay cabsi maalmahan jirtay oo aheyd in dowlada ay dooneyso in la wareegto caasimada oo dhan tasoo la filaayo in US army ay gacan ka geysan doonaan sidoo kale Amisom.




Hiirtaan Post

Bakaaraha Mogadishu.

Doodii Pro:Warfaa iyo Madoobe Nuunow-Federaalka Soomaaliya

posted 9 Mar 2010 01:13 by admin Hiiraanpost



Iskuxirnaanta Amniga iyo Federaalka

DKMG oo isku diyaarinaysa guluf colaadeed, ayaa hadana waxaa la sheegayaa in haddii federaal-ka la hirgaliyo uu amnigii soo noqon karo.

Dowladda Federaalka ee KMG ayaa in muddo ahba isku diyaarinaysay inay guluf colaadeed ku qaado kooxaha ka soo horjeeda si ay dalka gacanta ugu dhigto awooddeedana u balaadhiso.


Qaar ka mid ah dadka xog-ogaalka u ah siyaasadda ayaa iyagu ku doodaya in haddii la dhiirigaliyo lana taabbagaliyo nidaam Federaal ah iyo waliba furfurida awoodda dhexe ee dowladda Somalia ay taasi qeyb weyn ka ciyaari karto soo celinta amniga iyo balaadhinta awoodda.

Dadka qaba in nidaamka federaalka oo dhaqso loo taabbagaliyo ay soo celin karto amniga waxaa ka mid ah Prof Axmed Muumin Warfaa, hase yeeshee waxaa fikirkaasi diiday Wasiirka Dastuurka iyo federaalka Dowladda Somalia

Madoobe Nuunow Maxamed.
balse Nuunow wuxuu sheegay inuu qabo fikradda ah in furfurida awoodda dhexe ay soo celin karto amniga meelo badan oo Somalia ah.

Qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso warbixin uu arrimahan ka diyaariyay Haarun Macruuf.


Ka dhageyso Halkan 






Madaxweyne shariif oo la kulmay Gordon Brown, Ra'iisul-wasaaraha Britain

posted 9 Mar 2010 00:48 by admin Hiiraanpost



Madaxweyne shariif ayaa kula kulmay 10 Down Street Gordon Brown, Ra'iisul-wasaaraha Britain wafdi uu hogaaminayo oo wasiirro dowladiisa ka kooban.

Kullankaasi ayaa qaatay 20 daqiiqo.

Labaatanaa daqiiqo ayuu Madaxweyn Shariif warbixin ka siiyay dowlada Britain xaalada Soomaaliya halka aya mareyso. labada dhinac ayaa si gaabay ugu hadlay siyaasada Soomaaliya halka ay ku sii jeedo.

Sidoo kale kulan waxey la qaateen  xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britan David Miliband,Madaxweyne Shariif waxaa kaloo uu khudbad ka jeedinayaa guriga Chatham house.




Haween Soomaaliyeed oo dhan 35 oo xabsiyada Libya

posted 8 Mar 2010 00:34 by admin Hiiraanpost


Haween Soomaaliyeed oo dhan 35 ayaa laga sii daayey xabsida Libya, arintaa ayey cagan ka geysatay Xildhibaanada  Aamino oo ah buxin ka mid ah maamulka dowlada ku Meelgaar ah, Aamino Muxumed Mursal.

Xildhibaano Aamino Muxumed ayaa sheegtay in ay kala hadashay dowlada Libya sidii loo sii deyn lahaa 400 rag ah oo ku hartay baxsiyada Libya.

Aamino Muxumed ayaa fariin hanbalyo u direyso haween Soomaaliyeed ee caalamka ku nool maalinta haweenka aduunka.


Hiiraan Post Libya

Shil gaari oo khasaare weyngeestay oo ka dhacay Goobweyn,Hiiraan

posted 7 Mar 2010 22:49 by admin Hiiraanpost


Shil gaari oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta kadhacay qeybo kamid ah gobolka Hiiraan gaar ahaan tuulada Goobweyn oo ku dhow degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Inta la xaqiijiyey 3-qof ayaa ku geeriyootay 4-kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii gaari ay saarnaayeen uu kula rogmaday meel ku dhow tuulada Goobweyn ee gobolka Hiiraan oo qiyaastii 10-KM u jirta degmada Maxaas.

Shilka gaari ayaa lasheegay inuu dhacay kadib markii gaariga rogmaday ay u bexeen labo kamid ah lugihii uu ku socday, iyadoona markaa kadib uu wadada ka baxay deetana uu rogmaday.

Dadkii ku dhaawacmay shilka gaari ayaa la geeyey isbitaalka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaas oo lagula tacaalayo dhaawacyadooda, waxaana laga dayrinayaan qaar kamid ah dadka ku dhaawacmay shilka gaari.

Si kastaba ha ahaatee shilalka gaari ee sababaha khasaaraha isugu jira dhimashada iyo dhaawaca ayaa ku sii badanaya gobolada dalka, xilli inta badan wadooyinka dalka Somalia ay yihiin kuw burbursan.

Kulanka Madaxweyne shariif iyo Hiiraan Diaspora Development Alliance G55

posted 7 Mar 2010 20:48 by admin Hiiraanpost   [ updated 7 Mar 2010 20:53 ]



Ururka HDDA xubnihiisa G55 ayaa la filaa in ay la kulmaan Madaweynaha Soomaaliyeed ayadoo la filaayo in ururka Hiiraan Diaspora Development Alliance uu madaxweynaha u soo bandhigaan dhismaha dowlad qorshaha goboleedka Hiiraan.
Waftiga uu hogaaminaya Madaxweyn Dowlada ku meel jaar ah Shariif Sh Ahmed ayaa joogi doono Uk mudada u dhaxeyso 8 Maarso ilaa 11 Maarso 2010.
Wufuudaa ayey ka kooban yihiin.
Gudoomiyaha Maxkamada sare Maxamuud Faarax Indhabuur
R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maaliyadda Shariif Xassan Sh Aadan.
Wasiirka Arimaha Dibada Jengali.
Wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska Fowsiyo Mohamed Sheekh.
Wasiirka qorsheynta Iyo iskaashiga caalamiga ah Mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo Xubno kale.





Hiiraan Post UK

M Sharif Ahmed oo u dhoofay UK iyo duqeytii garoonka dayuuradaha

posted 7 Mar 2010 11:28 by admin Hiiraanpost

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u duulay Uk, xiligaa ayey xoogaga Alshabaab duqeeyeen garoonka dayuuraha sidoo kale duqeyntaa ayaa gaaratay xaafadaha saaran garoonka.

Dhimashada ka dhalatay duqeytaa ayaa la hubaa iney gaareyso labo qof, sidoo kale ciidamad AMISOM ayaa dhinacooda duqeeyay saldhigayada Alshabaab ee mogadishu.

Duqeytaa ayaa wax guulo ah u soo hooyn labada dhican inta aab ka aheyn dhibaato soo gaarto shacabka Mogadishu.

Hiiraan Post

Mogadishu

Iskuuladii Baladweyn oo xirmayo

posted 7 Mar 2010 03:46 by admin Hiiraanpost


Waxaa Hiiraan ka dhacay dhibaato baahsan oo gobalka oo dhan gaartay, dhibaatadaa ayaa si weyn u taabatay dhinacii waxbarashada gobalka.

Xaalada gobalka ayaan deganeen qarixii laayen wax garadkii reer Hiiraan ka dib iyo dilalkii loo geestay shaqsiyaadkii u taagnaa wax barista shacabka, BaladWeyn ayaa aheyd magaalada ugu dugsida waaweyn ee Hiiraan, dilkii Prof:Daud iyo kalaaliyaashiisii kadib ayey ku timid wax barashada Hiiraan hoos udhac weyn.

Dugsiga Al-mujamac oo ahaa dugsi ay wax ka baranjireen in ka badan 1200 oo arday ayaa haatan maamulkiisii iyo inta badan macalimiintii ay ku sugan yihiin Kenya, wareysi aan la yeelanay ayey noo sheegeen in ay adag tahay in ay dib ugu laabtaan gobalkii, ilaa xaalada haatan taagan iska badeleyso.

Waxey si walwal ka muuqato u xuseen dhalinyadii iskuulka dhiganeysay oo ay alshabaab ka xeesteen, sidoo kale dilalka loo geestay shaqsiyaadkii u taagnaa wax barashada shacaka.

Waxey hiiraanpost u sheegeen in maanta aysan suuro gal ahayn in Hiiraan waxbarashadeeda wax weyn laga qaban karo.


Hiiraan Post


‹ Prev    1-10 of 401    Next ›