Contact us

admin@hiiraanpost.net
adenhassan@hiiraanpost.net
ali.yare@hiiraanpost.net
yosman@hiiraanpost.net
said@hiiraanpost.net

Somalin Links

HorseedNet
HiiraanNet
SomaliTV
Somalilyrics
Mahigaan
Juba Radio
Sharmarke Peace
Wadaniga
Qaranka News
Magan Tahir
Soomaalidamaanta
Shaaciye
Mareeg
Gorgormedia
Ceelqaboobe
Boocame
Fadhi.com
Camaloow
SanaagPost
Bulshoweyn
SilGor.com

HiiraanWeyn
WaamOnline
Agoonta.net
Gobolada
AllNugaal 
Maqaal.com
Maxaas.net
Gargaarka 
UNPOS 
Ogaden Online 
Waayaha.net 
Markacadey.net 
Baydhabo.com
Daafeet.com 

XildhibaanPub.
Reegay.com
Xargaga
Maaryaa.net
Galdogob Times
Directory

Islaax.org

Ogaal Online

Dowladnimo

HormoodNews
Kubadda.com

Horyal Radio

Jawiil Online

 
All Sanag

Gedoland

Gedoland

Dulmidiid

Banooda

Codkawaamo

Cakaarra

Itisfame

Queen Mary Somali S
Xogta
Dalkanews

WAAJID

Jilibweyn
DjibTalk

Djiboutination

Ali Halane Art

 4somaliwomen

Marka Caddeey
Maqaalo
Muqadisho City
Mudug Online
Midgaan.com
Mogadishu University

Midnimo.com

NASSNET
Onkod
Olol
Osman Arts
Puntland Post
Qaranimo
Quruxleey Mag.
Qabridahare
Qaadisiya
Qorahey Online

Ruunkinet

Shabelle.net
Somali Business
Soomaalinews.com
Somali Bantu
Somali Ecological
Solamusic
Sh/Hoose
Shirqool
SomaliSwissl
SOMWE
Somali Citizen

SomaliDoc.com
Somali Amreican 
Somaliwide.Net
Somali Star TV
SomSport
SS Union
Somali C. & Sports
Somali Swiss
Somalidaxorta
SAMADDOON
Somali Doctor NT
Somali Lawyers' A.
Somali Post
Somali Press Review
Som. Cartoon Network
Somali Student Assoc
Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com
Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com
Somali R. & H. Center
SomaliNet

Somalitribune
Somali Weyn
Somali Peace Process
SomaliUK.com
Somaliland.org
SomRefugeeYemani
Somali Jecel
SomaliPen.org
Somalimarket.com
Somali-Youth

Wardheer News
Waridaad
Waaga Cusub
Widhwidh

Xeebta
Xamardaye
Xog-Waran

 

Maqaalada‎ > ‎

Raadinta Magaca masiibada Hiiraan, Somaaliya.

posted 30 Jan 2010 02:55 by admin Hiiraanpost   [ updated 30 Jan 2010 13:42 by said omar ]

Qoraalkan waxaa laga dalbaday Sh Said.Xaalada Hiiraan iyo suuro gelinta Dowlad laga dhiso Hiiraan

Raadinta Magaca  masiibada Hiiraan, Somaaliya.

Qalinkii Siciid sh Cumar

Yuusuf saaxiib masiibada aan mareeyno guud ahaan waa waqti adag iyo xaalad aan deganeeyn oo dhalinayso natiijo saameeyn ku yeelanayso waxna ka bedeleeyso habnololeedkii bulshada ay ku habsatay, inta ugu badana waxaa ku dhaco inay is weydiiyaan sulaalo badan oo maskaxdooda ka guuxdo tusaale waxaa la raadiyaa cinwaan masiibada dhaceyso .

  • Waa masiibo saameeysay umadoo idil.
  • Maya anagay khaas inoo tahay.
  • Maya tani waa midaan horay loo arag xanuunkeeda..iwm

Taasaa dhalinayso haddii aan la helin cinwaan la isku raaco dood aad u kulul oo habka kaliya oo loo qiyaasaa sideey u dhacayso ay tahay dad luqado kala duwan ku hadlaayo oo aan is fahmeeyn waxayna ku danbeeysaa ayidoo ayan wax natiijo kasoo bixin, waan marxalada la taagayahayn sidaan arkaayo.

Waxaase muhiim ah in la helaa hab looga hor tagaa masiibada aragtideyda waxaa haboon in lahelaa koox loo xil saarey waayo ma soconayso arimaha fowdada ku dhisan ee ku sinaa diritaan teleefon si loo xog wareeysto meeshay arin mareeyso, ama diritaan lacageed aan qanaacad saa’ida lahayn mararka qaar oo sababi kareeyso mashaakil gudeed oo aan u gudubnaa inshaa allaah in koox loo xilsaaray inay maamulaan masiibooyinka qaasatan tan hadda taagan oo aan horey loo arag, taasoo ay shaqadoodu tahay inay ku dhameeyaan masiibadan taagan inta ugu badan ee la awoodi karo soona keenaan natiijo aad u sareeyso oo lagu qanci karo gaarsiisana ilaa heer maamul goboleed.

Kooxdaas oo lagu doortay hab khaas nimo, tasoo oo la siinaayo tababar lana qaadaayo oo la saro marinaayo awoodooda maamulka masiibooyinka si ay u kasbadaan aqoon dheeraad ah waxaase hubaa inayba jiraan rag takhasuskooda yahay oo aad u tiro badan..

inkastoo la doortay koox khaas oo dhamaystiran haddana waxaa laga maarmaan ah ruuxay ay hogaanka u dhiibtaan inuu sifooyin khaas yeesho oo ay ka mid tahay:

  • inuu xoog u rumeeysanyahay qadiyada dushana u ritaa masuuliyadeeda
  • inuu lahaadaa feker aad u fog iyo alifaado cusub
  • inuu xirfad u leeyahay maamulka hogaaminta kooxdiisa maamulayso masiibada, uuna la sameeyn karaa xeriir dhamaan kooxaha isku haayo ayidoo ay ku jirto kooxda kula doodayso.


Bun haddii la waayaa bedelkiisaa la helaa haddii ayan awoodaasi jirin waxaa ay kooxdu ku ekaanaayasaa

Inay ka shaqeeyaan inay xaqiijiyaan hal yool oo noqon karo joojin masiibada taagan,

waxaase muhiim ah labada sifood ee ah in la xaqiijiyo yool aad u fog ilaa awoodeeda lagaaro oo ah,

Tan 1waad iyo tan 2baad oo ah in la joojiyaa masiiboda socoto oo kaliya, waxay ku imaanaysaa oo kaliya markey tahay howsha labada dhinac waxaase loo baahanyahay in la xasuusnaado gacalkey inay dhici karto howsha inay ka fogtahay oo ay lug iyo saameeyn ku leedahay howlo ka baxsan oo dibadeed waxaan ka wadaa inay garbaha isku haayaa meeshu ay ka amar qaataan awood dibada ka ah goobta masiibada kataagan taasoo sababi kartaa inay wiiqanto yoolka la hiigsanaayo,

Ogoowna marwalbo waxay u baahantahay daraasad aad u qoto dheer, arintaan xasaasiyadeeda iyo soo laalaabashadeeda darteed in si aad loo lafa guraa waaqicana lagu saleeyaa, waayo waxay sababtay dhimasho, dhaawac, barokac iyo ceeb.

Sidaas daraadeed marka ugu horeeysaa daraasada waa inay xadidaa masiibada iyo sababaha keenay:

markaan meshaan la maraayo waa in lakala saaraa masiibo dhabta ah iyo mid iska hooseeyso.

kadibna la gudo galo habka ugu wanaagsan oo loo daaweenkaro ayidoo loo fekeraayo hab aad u sareeyo oo aan ku dhisneeyn caadifad ee ku dhisan kalsooni iyo go'aan qaadasho.

Masiibada dhabta ah waxaan ka wadaa ”waa xanuun jirka bini aadamka soo weeraray oo kale helaynaya difaac yaraan, marka uu dhaqtar rabo inuu daaweeyaa waa inuu helaa cudurka naf ahaantiis kadib wey sahlanaaneysaa habka loo daaweeyaa”.waana waxa loo yaqaan (Manhaj Dhamaystiran) haddii aan tusaale ka soo qaadano.

B: in la soo duudubo taariikhda ay masiibadaan ku timid iyo inta marxaladood oo ay soo martay.

T:marka la helo maraaxiisha ay soo martay iyo taariikhdeeda way sahlanaanaysaa in lakala jajaro oo qaybqayb loo qaado waxaana la yiraah ”manhaj nidaamin”.

Sidoo kale yoolka la hiigsanaayo waxaa la rabaa in laga daaweeyo dhowr su’aalood, sababaa loo doonaayaa asalka in la joojiyaa masiibada? iyo welibo suaalo aad u tiro badan oo la isweydiinaayo oo kasoo bixi doono marxaladaan oo ku magacaaaban ”yool habaysan” waxaanse hubaa haddii si dhab ahaan looga jawaabaa suaalahaas in ay imaan doonto maraaxiil aan kor mari doono oo ay ka mid tahay in la koobo masiibada kooxda loo xilsaarayna ay la yimaadaa aalad lagu xakameynaayo si uusan bakteeriyada cudurka u faafin mararka qaar gacalkay waa suurto gal in kooxdu ay isku qaybiyaan laba kooxood midna raadiso asalka cudurka tankalese daaweeynta bilaabaan.

Waxaa muhiim ah in la helaa arimo badel u ah in lahelaa mararka qaar haddii aan yoolka la gaareyn ama suurto gal ay tahay in lagu joojiyaa masiibada taagan waxaana aad u jeclahay inaan waxba lagu degdegin ee mar walbo iyo marxalad walbaa laqaadaayo la is weydiiyaa su’aalo aad u badan oo ay ka mid tahay haddii aan sameeyno sidaan maxaa macquul ah oo dhici karo?..waqtigaan munaasib miyaa arintaa..ma awoodnaa inaan fulino..cawimaad inteen ugu heleynaa?

Jawaabaha su’aalahaas waa muhiim si yoolka loo xaqiijiyo, lagana doortaa hadba xaalada la joogo iyo waxa u bedel ah uguna wanaagsan. dadka qaar wey daalaan is bedbedelaan taasiina waxaa looga bixi karaa in la ogaadaa ku sugnaanata mawaaqiifta saxda ah lana ogaadaa sabarka iyo dowrka uu diinta ku leeyahay kalana soco inta tafsiirka quraanka kariimka oo idil
sheekh Maxamed Macalin.
Maraaxiil aad u tiro badan oo aan la soo koobi Karin ayaa muhiim ah in ay ku darsadaan kooxda markeey qeexaayaan yoolkooda.

Marxaladahaas marka la maraayo ayaa waxaa abuurmo jawi isku dhax yaac ah oo keeni karaayo degenaansho la’aan ama howshii la qabanaayay oo lagu eedeeyo maamulka iyo waxaa la yiri waxayna keeni kartaa hala xisaabiyo... hala yeelo.. iwm

sidaas daraadeed waxaa muhiim ah dardaarankaan in la ogaado dhamaan yar iyo weyn,
waxaanse filaayaa inaan dheereeyay gacalkay waa isku dayaa inaan soo gaabiyaa adigoo mahadsana waxaa ogaataa inay muhiim tahay inaad raadisaa aqyaarta aan ku kalsoonahay inay aqoontoodu wax dhisayso.

Mowlaha raxmaanakana waxaan ka baryaayaa inuu masiibad inaga saaro oo aan aragno araldii oo nabad ah,


WAA SOCOTAA ......

Qalinkii Siciid sh Cumar

Copy R . Hiiraan Post