FARIIMAHA DEGDEGA
Showing posts 1 - 4of 40.
View more »
Codka Hiiraan |
Football LIVE
|
Showing posts 1 - 7of 369.
View more »
Hiiraan Post Twitter Monitor |
Showing posts 1 - 5of 112.
View more »
Showing posts 1 - 2of 10.
View more »
Showing posts 1 - 2of 2.
View more »
Hiiraan Post Twitter Monitor |
Showing posts 1 - 5of 20.
View more »
Showing posts 1 - 5of 5.
View more »
|
Maqaalada
-
Ahalu Suna oo ku jahwareersan cida u yeeratay General Galaal
Dalka Somaliya shacabkeedu waxey noqdeen kuwa u dhaxeeya kooxo qaran diid ah oo iskugu jiro wadaado, shaqsiyaad dowladii dhexe u soo shaqeeyey iyo ciidamo beeleed loo agaasimay qaab loo ekeysiiyey ...
Posted 7 Feb 2010 13:18 by admin Hiiraanpost -
Ahalu Suna Hiiraan iyo Galgaduud
Inta badan 40 kii sano ee ina dhaaftay qaar badan oo Somalida ka mid ah marka ay wax dhisayaan waxaa leyska indho tiraah qasaaraha ka imaan kara hadba markaas howsha ...
Posted 4 Feb 2010 09:37 by admin Hiiraanpost -
Raadinta magaca masiibada Hiiraan,Soomaaliya Part 2
Waatanse waanadii
1.Waxa kuku dhacay kuma gafeen:
Ooraahdaan gacalka
waxay tahay miraha xukunka “ Alqadhaa wal qadar ” sideedana
xaqiiqda masiibooyinka dhaxdeena waa imtixaan xaga rabi oo
dunuubteena nalooga yareeynaayo ...
Posted 2 Feb 2010 11:12 by admin Hiiraanpost -
Bur bur ku yimid Xizbul Islaam Waxaa soo diyaariyey Cilmi KhalifUrurka Shabab iyo dowlada Shiikh Shariif ayaa midkasta dadaal ugu jiraa sidii ay u kala jiidan lahaayeen ururka Xizbul Islaam oo waxii ka danbeeyey dagaaladii ...
Posted 2 Feb 2010 11:20 by admin Hiiraanpost -
Raadinta Magaca masiibada Hiiraan, Somaaliya.
Qoraalkan waxaa laga dalbaday Sh Said.Xaalada Hiiraan iyo suuro gelinta Dowlad laga dhiso Hiiraan
Raadinta Magaca masiibada Hiiraan, Somaaliya.
Qalinkii Siciid sh Cumar
Yuusuf saaxiib masiibada aan mareeyno guud ...
Posted 30 Jan 2010 13:42 by said omar
Showing posts 1 - 5of 40.
View more »
-
Yesterday news
-
Jen.Galaal iyo Al-shabaab
Jen.Mohamed Nuur Galaal ayaa noqday mid Al-shabaab ka tulmaantay cadawga Islaamka,Jen Galaal ayaa ahaa nin ku soo caan baxay Dagaaladii sokeeyo ee uu hogaamin jiran in ay ...
Posted by admin Hiiraanpost -
Dagaal ka socodo Mogadishu iyo Al-shabaab oo laga saaray fariisimo
Dagaal xoogan iyo duqeyn ka dhacady nagaalada mogdishu ka dib ayey xoogag hubeysay ee Al-shabaab ka baxeen inta badan ee waqooyiga Mogadishu.Magaalada ayey ka muuqataa deganaasho la'aan ...
Posted 7 Feb 2010 06:12 by admin Hiiraanpost -
DegDeg: Itoobiya oo Hiiraan soo gashay,Dagaal kasoo socdo Konfurta Soomaaliya
Gobadala Soomaaliya ayey ka jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo balaaran dowlada ku jilbo xiran Mogadishu ayaa dhowr maroo hore ku han jabtay in ay wax ka qaban doonta ururada Islaamiyiinka ...
Posted by admin Hiiraanpost -
Shabab oo dil ku xukuntay Hasan Daahir Aweeys
Xog rasmi ah oo laga helayo xarumaha isgaarsiinta ee iyagu 20kii sano ee inadhaaftay dhageysan jiray macaamiishooda ayaa hogaamiyahii hore Xizbul Islaam Hasan Daahir ku war geliyey in ay Shabab ...
Posted 6 Feb 2010 05:57 by admin Hiiraanpost -
Kaluumeysatada Kenya oo burcad badeeda Soomaaliya u riyaaqan
Somalia piracy sparks windfall for Kenyan fishermenKaluumeyasta Kenya oo u riyaaqay sida burcad badeeda Soomaaliyaad ugu duuleysteen in maraakiibta shisheeyo ka diraan badaha afrika
Posted 6 Feb 2010 02:50 by admin Hiiraanpost -
Hasan Daahir Aweeys oo dowlada ka caawinayo macluumaad
Tan iyo waxii ka danbeeyey ka bxintaankii uu ka baxay ururka Xizbul Islaam Shiikh Hasan Turki iyo ciidamadii daacada u ahaa ee Kaambooni ayaa waxaa hal mar bur bur ku ...
Posted 5 Feb 2010 23:38 by admin Hiiraanpost -
Bare Cali Bare oo noqday sargaalkii X-islam oo dil ka badbaaday
Bare Cali Bare ayaa ka badbaaday qarax lagu weeraray gudaha magaalada Mugadushi, Bare Cali Bare oo ay cabsi ka muuqato ayaa arintaa xaqiijiyey.
heshiiskii Baydhabo ka dib ayuu Hassan daahir ...
Posted 5 Feb 2010 01:01 by admin Hiiraanpost -
Baladweyn: Odayaasha Hiiraan oo eedeeyey dawladda Itoobiya.
Baladweyn: Odayaasha Hiiraan oo eedeeyey dawladda Itoobiya.BaladweyneOdayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan oo shirk u qabtay magaalada Baladweyne ayaa ku eedeeyey dhinacyo ay sheegeen in aysan diidan yihiin horumarka ...
Posted 4 Feb 2010 09:55 by admin Hiiraanpost -
Waxaa dadku laayey Hiiraan X-Islam ayey Al-shabaab ku warbixisay
ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa ku war bixiyey in dadka lagu laayey Hiiraan ay ka dambeeyeen ururka Xisbul islam, arintaa ayaa jirtay mudo dheer, qaar ka mid ah saraakiisha ...
Posted 3 Feb 2010 09:57 by admin Hiiraanpost -
Ciidamadii Hiiraan oo ku firaarsan gobolada dhexe
Ciidamadii gobalka Hiiraan ayaa ku kala firaarsan gobalada dhexe ee Soomaaliya, ka dib markii ay u suuro gali waysay hanashada degmada Baladweyn ayey la soo deristay ciidanka Hiiraan oo u ...
Posted 31 Jan 2010 11:31 by admin Hiiraanpost -
Madaafiic lagu qaraacay xaafadaha Mogadishu
Duqeyn balaaran oo galabta ka dhacday xaafahada Mogadioshu, Maqribnimadii Caawa ayaa lagu qaraacay xaafado katirsan degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir.Madaafiicdan ayaa ahaa ku aad u xooganaa, waxey si la ...
Posted 31 Jan 2010 11:16 by admin Hiiraanpost -
Dagaali ka kala dhacay Afmadow iyo Beled Xaawo
Dagaalo aad u xoogan ayaa ka kala dhacay Afmadow iyo Balad Xaawo, xalay ayaa dagaalkii ugu horeeyay ka dhacay Baladxaawo oo ka tirsan gobalka Gedo, Gedo oo ku jirto gacanta ...
Posted 31 Jan 2010 00:39 by admin Hiiraanpost -
Shacabka Hiiraan oo cuna qabateyn ku soo rogay Kooxda Shabab
Shacabka gobolka Hiiraan ayaa muujiyey karti dheeri ah kedib markey diideen in ay dib u furaan ganacsiga magaalada inta ay Shabab joogto magalada Belet weyne.Arinta ugu xiisaha badan ayaa ...
Posted 30 Jan 2010 23:22 by admin Hiiraanpost -
Cidamada gobolka Hiiraan ee dagaalka kula jira Shabab oo magac cusub loo bixinayo.
Dhaq dhaqaaq aan hore loo arag ayaa ka jira gobolka Hiiraan kaas oo looga taqalusinayo ururka Shabab oo Somali badan aaminsan yahiin in aan leyska qaban karin ama yahay urur ...
Posted 30 Jan 2010 23:19 by admin Hiiraanpost -
Yemen suspicious of Somali refugees
Yemen suspicious of Somali refugees for al-shabab call a Jihad agains Yeman Somali refugees fleeing to Yemen to escape the conflict in their own country are being treated ...
Posted 30 Jan 2010 04:36 by admin Hiiraanpost -
Dagaalkii Mogadishu 28.1.2010
Mogadihsu waxaa ka dhacay dagaal xoogan kasoo ay qaadeen ururka hubeysan ee Al-shabaab, duulaanka ayaa lagu qaaday fariisimaha dowlada ku meel gaarka.Dagaalka ayaan laga gaarin wax horay u ...
Posted 29 Jan 2010 09:30 by admin Hiiraanpost -
Djibouti says to commit 450 troops to Somalia
By Duncan MiririADDIS ABABA, Jan 28 (Reuters) - Djibouti said on Thursday it planned to send 450 soldiers to Somalia possibly next month to boost the African Union (AU) peace ...
Posted 28 Jan 2010 07:49 by admin Hiiraanpost -
Itoobiya oo marka ka soo muuqatay hawada Hiiraan
Xiriir aan la suubiney Hiiraan ayey noo sheegay Diyaaradaha qumaatiga u kaco ay dul heehaabayeen duleedka Balaweyn, diyaaradaa ayaa la garan wax ay damacsan yihiin.Dhawaan ayaa dagaalo xoogan ka ...
Posted 28 Jan 2010 05:52 by admin Hiiraanpost -
Madaxda Al-shabaab oo soo jeedisay in Beesha Xawaadle iyo Jajeele lala heshiiyo
Shabab ayaa qorsheynaya dagaal ay ku qaadaan Galgaduud Puntland iyo somaliland waxeyna isku dayayaan waxkasta oo ay beesha Xawaadle kula heshiin karaan waayo saraakiil Ajnabi ah oo qeyb ka ah ...
Posted 27 Jan 2010 09:02 by admin Hiiraanpost -
Xaalada guud ee magaalada Belet weyne
Dagaal aan waxbo leysku reeban oo ka dhacay gobolka Hiran shaleyto ilaa habeen hore ayaa joogsaday, kedib markii ay shaleyto ciidamo degaanka ka soo jeeda magaalada iskood iskaga baxeen oo ...
Posted 27 Jan 2010 08:57 by admin Hiiraanpost -
Wararkii ugu danbeeyey magaalada Belet weyn
Magaalada Belet weyn ayaa saakey halkiisii ka bilaawday dagaalkii
kedib markii leysla soo galay gudaha magaalada.Inta badan marka dagaal
dhaco qofkasta waxuu isku dayayaa inuu sidii uu isagu markaas ...
Posted 26 Jan 2010 07:43 by admin Hiiraanpost -
Al-shabaab oo dhalinyaro dhaawacan bireysay
Dagaal xigay dagaalkii ka dhacay Ceel gaal ayaa saakay si xoogan ugu bilowday magaalada Baladweyn gudaheeda.Dagaalka ayaa ka dhashay weerar soo rogaal celin ah oo ay soo qaadeen xoogagii ...
Posted 26 Jan 2010 07:11 by admin Hiiraanpost -
Dagaalkii Baladweyn oo isu soo aruuray Irida Aamin bartamaha B/W
Shalay ayey aheyd markii Al-shabaab weerar xoogan ku qaaday saldhiga ciidamada Hiiraan iyo ururka Ahlu suna waljamaaca, weerarkaa ayaa socday mudo ka badneyd labo saac, mudogaaban ka dib ayey ...
Posted 26 Jan 2010 02:19 by admin Hiiraanpost -
Dagaal ka qarxay duleedka Baladweyn 25.1.2010
Dagaal xoogan ayaa ka dhacay duleedka BaladWeyn,dagaalka ayaa la sheegay iney qaadeen ciidanka Al-shabaab, dagaalka ayaa lagu qaaday saldhiga Ciidamada Hiiraan iyo Ahlusuna oo ahaa Ceelgaal, sida wararka ...
Posted 25 Jan 2010 09:38 by admin Hiiraanpost -
Al-shabaab oo ay ku adkaatay iney helaan nabdoonadii Hiiraan
Ururka islaamiga ee qabsaday caasidama Hiiraan ee Al-shabaab ayey ku ad kaatay iney helaan nabdoonadii ama waxgaradkii Hiiraa.Al-shabaab ayaa raadin ugu jirto sidii ay suuro gal u ...
Posted 24 Jan 2010 03:00 by admin Hiiraanpost -
Qilaaf soo kala dhexgalay Al-shabaab iyo Ciidankii X-Islam iyo caruur lagu
Ka dib qabsashadii al-shabaab ee baladweyn ayaa la sheegay in la dhacay heyadaha samafalka ee Hiiran. arintaa ayaa lagu eedeeyay ciidamadii xisbul islam. dood dheer ka dib ayaa lagu ...
Posted 23 Jan 2010 15:39 by admin Hiiraanpost -
Canada For Haiti - K'naan performs "Waving' Flag" Jan.22, 2010
Posted 25 Jan 2010 09:03 by admin Hiiraanpost -
Xubnaha G55 ee Ururka HDDA oo dooranayo Gudoomiyaha ururkaa
Gudoomiyaha ku meel gaar ee ururka Hiiraan Diaspora Development Alliance (HDDA) Mohodin Omar Abdi ayaa sheegay in maanta oo ay taariikhdu tahay 23.1.2010 ay u fadhiyaan xubnaha G55 ...
Posted 23 Jan 2010 12:43 by admin Hiiraanpost -
Al-shabaab oo waxyeeleysay heyadaha samafarka ee Baladweyn
Saakay ayey aheyd markii ciidamada Al- shababa ay si xoog ku soo galeen magaalada Baladweyn dhinaceeda bari.Xoogagii Hiiraan ee gacanka ku hayey magaalada ayaa si gaadmo ku jirto looga ...
Posted 22 Jan 2010 08:02 by admin Hiiraanpost -
Qabsashada BaladWeyn iyo xaaladeeda
Ilaahaantan lama soo sheegin wax dhaawac ama dhimasho oo soo gaaray ciidamada Hiiraan iyo Alshabaab.Qabsashadii Bariga Baladweyn ayaa ka dam beysay markii Al-shabaab ay soo jiirtay Difaacii Buundooyinka ...
Posted 22 Jan 2010 08:45 by admin Hiiraanpost
Showing posts 1 - 30of 369.
View more »



